NATO oo la safatay Mareykanka

Mogadisho  –January 09, 2020—Xoghaya guud ee NATO Jens Stoltenberg, ayaa cambaareeyey weerarka ay Iran ku qaaday saldhigyada Maraykanka xakay.

 

Waxaa uu sheegay in ay aad iyo aad uga xun yihiin tilaabadda ay qaaday Iraan, islamarkaana ay ka shaqeyn doonaan helida Xal wax ku ool ah.

 

Waxaa uu  Iran ugu baaqay inay colaad hor leh ka fogaadan.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *