Saddex ka mid ah Musharaxiinta Galmudug oo ku shubasho ka digay

Mogadisho  –January 18, 2020—Saddex ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxtinimadda maamulka Galmudug ayaa walaac ka muujiyay hanaanka doorashadda maamulka Galmudug, waxaana ay sheegeen in ay walaac ka qabaan in lagu shubto doorashadda.

 

Musharaxiinta kala ah Cabdullaahi Faarax Wehliye, Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa iyo Kamaal Guutaale ayaa ku baaqay in doorashada ugu yaraan 21 Cisho dib loo dhigo si loo helo Waqti Ololo.

 

 

 

Waxa ay sheegeen in wali Handaad lagu hayo Xildhibaanada baarlamaanka maamulka Galmudug, islamarkaana hadii ay sii socoto Handadaada ay iska hari doonaan doorashada.

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *