Jadwalka Doorashada Garabka Ahlusunna oo la soo saarey

Mogadisho  –January 22 -2020—Hoggaanka Ahlusunna Wal-Jamaaca ayaa Maanta waxaa ay soo saareen jadwalka doorashada Madaweynaha galmudug iyo kuxigeenkiisa,xilli ay horey jawal u soo saareen guddiga doorashada Maamulka Galmudug.

 

Hoggaanka Ahlusunna ayaa qaadacaey guddiga Jadwalka doorasho oo ay horey u soo saareen Guddiga doorashada Galmudug, iyaga oo sheegay in Xubnaha guddiga doorashoyinka la afduubtey.

 

 

 

Qoraal ay soo saareen hoggaanka Ahlusunna ayaa waxaa ay sheegeen in 23-ka bishaan oo beri ah ay bilaaban doonto diiwan gelinta msharxiiinta Madaxweynaha & kuxigeenkiisa halka khudbadaha musharixiinta la dhageysan doono 29 ilaa 30 Bishaan,sidoo kale dorashada Madaxweynaha & kuxigeenkiisa la qaban doono 5-ta Bisha Febaraayo ee sanadkan 2020.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *