SAWIRO:-Guddoomiye Gacal & Saraakiisha AMISOM oo ka wada hadley amniga doorashoyinka

Mogadisho  –January 223-2020—Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa Maanta Magaalada dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug kulan kula qaatey Sarakiil ka tirsan Ciidamada Midowga Afrika ee AMSIOM.

 

Saraakiisha Ciidamada AMISOM oo maanta gaarey Magaalada Dhuusamareeb ayaa waaa ay Guddoomiyaha ka wada hadleen sidii loo xoojinlahaa Amniga Deegaanada Galmudug gaar ahaan Amniga Doorashooyinka Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku xigeenka.

 

 

 

Kulanka maanta uu Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal Dhuusamareeb kula qaatey saraakiisha Ciidamada AMISOM ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli uu jiro khilaaf ka dhashay howlaha doorashooyinka ee ka socda Dhuusamareeb.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *