Waare oo shaaciyey xilliga ay dhacayaan doorashooyinka Hir-Sabeelle

Mogadisho  –January 223-2020—Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sirasmi ah uga dhawaaqay xilliga ay bilaabanayaan xulista Xildhibaannada labaad ee Baarlamaanka Maamulkaas iyo doorashada hoggaanka Sare ee Hir-Shabeelle.

 

Waare oo Baladweyne kula kulmay Safiirka Dowlada Sweden ee Soomaaliya Ambasador Staffan Tillander ayaa kala hadlay arrimaha doorashooyinka,waxaana uu sheegay in xulista Xildhibaananda Hir-Shabeelle ay bilaaban doonaan Bisha september ,sidoo kalena doorshooyinka Guud la guda geli doono Bisha Octoober.

 

 

 

Sidoo kale waxaa uu sheegay in doorashada maamulka Hir-Shabeelle ay waqtigeeda ku dhici doonto,isla markaana Maamulka Hir-Shabeelle uu diyaar garoow ugu jiro sidii doorashadaas ay ku qabsoomi laheyd.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *