DFS oo karaantiilaysa Soomaali ay ka keenayso 14 dalka.

Muqdisho | QOL | Sabsti   , March 21, 2020 —Wasaarada Caafimaadka Xukumada Faderaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay karaantiili doonta Mudaadiniinta ku xayiran 14 dal oo Caalamka ah ku waas oo loo ogolaaday in ay dalka soo galaan.

 

Shiinaha, Yurub, Maraykanka, Koonfurta Kuuriya, Australia, Canada, Turkiga, Pakistan, Hindiya ,Imaaradka Carabta, Malaysia ,Sacuudiga iyo Koonfur Afrika.

 

Wasaarada Gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya ayaa sheegtay in ay mudo laba maalin ah hawada dalka u fasaxday Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xayiran Garoomada Caalamka si ay dalka u soo galaan.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *