Madaxweynaha Jubbaland oo ku baaqay in loo midoobo dagaalka Al-Shabaab

Muqdisho | QOL |  isiniin    , March 230, 2020 —Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa  tacsi u direy guud ahaan Shacabka iyo Maamulka Puntaland geerida ku timid Gudoomiyahii Gobolka Nugaal Marxuum Cabdisalaam Xasan Xersi oo ku geeriyoodey qarixii ka dhacay Magaalada Garoowe.

War-saxaafadeed kasoo baxey Xafiiska Madaxweynaha Jubbaland ayaa waxaa lagu sheegay inay aad uga xun yihiin qaraxaas,isla markaana Jubbaland ay ku baaqeyso in hal meel looga soo wada jeesto Al-Shabaab.

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka Madaxweynaha Jubbaland.

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *