Xeerilaaliyihii maamulka Hirshabeelle oo iscasilay

Mogadisho | QOL | August-22-2020-Xeerilaaliyihii maamulka Hirshabeelle Cabdullaahi Maxamud Gacal ayaa goordhow iscasilay kadib Warqad uu soo saaray.

Xeerilaaliyaha ayaa sheegay in shaqadda uu uga tagay sababo asaga u gaar ah, islamarkaana waxaa uu ku wargaliyay Madaxda Sare ee maamulka Hirshabeelle.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online |  ________________________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________