Baarlamaanka Soomaaliya oo meelmariyay heshiiska jiheynta doorashada


Mogadisho | QOL |  September 26 2020
—Baarlamaanka JFS oo 252 cod ku ansixiyey heshiiskii siyaasadeed ee jiheynta doorashada labada aqal ee Baarlamaanka JFS 2020/2021 ee ay gaareen madaxda Haydaha fulinta ee heer Federaal iyo heer Dowlad Gobaleed.

Kulanka waxaa shir gudoominaayay guddoonka labada Aqal  ka hor inta aan ka ansixin qaar ka mid ah xildhibaanada ayaa aragtidooda ka dhiibtay.

255 Xildhibaan ayuu ku furmay kulanka Xildhibaanada, waxaana goobta ku sugan gudoonka labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya.


Xafiiska Wararka Qaranimo Online |  
______________________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________