Khilaaf siyaasadeed oo u dhaxeeya guddoomiyaha County-ga Gaarisa Cali Bunow iyo ku-xigeenkiisa oo ka taagan Garisa

Khilaaf siyaasadeed oo u dhaxeeya guddoomiyaha County-ga Gaarisa Cali Bunow Qorane iyo ku-xigeenkiisa Cabdi Dhaqane Muxumed.
ayaa sare usii kacaya.

Xiisaddan siyaasadeed ayaa soo shaac baxday kadib markii maxkamd ku taalla magaalada Nairobi ay musuq maasuq ku eedaysay Cali Bunow Qorane, go’aankaas oo guddoomiyaha ku amray in aanu xafiiskiisa u shaqo tagin.

Sidoo kale guddoomiyaha County-ga Gaarisa Cali Bunow Qorane ayaa arintaas ku tilmaamay sharci daro, waxa uuna meesha ka saaray in uu geestay musuq maasuq