Akhriso:- Galmudug oo Magacaawday Guddi ka kooban 13 Xubnood

Muqdisho | QOL | January 26, 2021—Wasaaradda Arrimaha  Gudaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Guddi kumeel gaar ah ooo  maamula u magacowday Degmada Wisil oo ka tirsan Gobolka Mudug.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug  ayaa lagu magacaabay Guddiga oo ka kooban 13 xubnood oo ka mida bulshada degmadaasi.

Guddoomiyaha Guddiga KMG ah ee  Wisil ee Gobolka mudug ayaa waxaa loo Magacaabay Cali Xasan Guleed.

xafiiska Wararka Qaranimo Online |
______________________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________