Guddiga iskuullada York ee magaalada Vaughan Vaan ee Canada oo Hodan Naaleeye ugu magac daray iskuullka.

February  27 /2/ 2021

 Guddiga iskuullada York ee magaalada Vaughan (Vaan) ee gobolka Ontario ee dalka Canada ayaa badankood isku raacay in magaca dugsiga sare ee Vaughn loo baddelo Hodan Naaleeye.

Ra’yi ururin laga qaaday dadka deggen xaafadda uu iskuulka ku yaallo ayaa tiradii ugu badneyd u codeysay in iskuulka loogu magacdaro Allaha u naxariistee Hodan Naaleeye.

Sidoo kale kale Hodan Naaleeye ayaa ahayd dadka u ololeeya arimaha Bini’aadanimada waxayna ku dhimatay Weerar shabaab k,a geesteen magaalada Kismaayo 2019-kii

Xafiiska Wararka Qaranimo Online

Office Nairobi Kenya