Magaalada kismaayo oo laga hirgaliyay xarunta karantiilka Xanuunka cudurka Covid19

.


4- Marso, 2021

Wararka ka imaanaya Magaalada kismaayo ayaa sheegaya in magaaladaas laga hirgaliyay xarunta karantiilka  ee Xanuunka Safmarka ah ee cudurka Covid19.

Arintaan ayaa timid kadib  markii dad aad u badan laga helay, waxayna Wararku sheegayaan in ay aad u soo badanayaan  dadka laga helanyo Xanuunka Covid19

24kii saac ee lasoo dhaafay illaa 6kiis ayaa laga helay jubbaland sida ay shaaciyeen masuuliyiinta  wasaarada caafimaadka ee maamulkaasi oo saxafada la hadlaayay.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online

Office Nairobi Kenya