Dalka Sawitzerland oo codbixin u qaadayaa mamnuucista xirashada Niqaabka amma Indho-shareerka

6-  Marso, 2021

Dalka Sawitzerland ayaa Axadda berito codbixin u qaadayaa mamnuucista xirashada Niqaabka amma Indho-shareerka ay xidhaan haweenka muslinka ah,.

Arrintan ayaa muran badan ka dhalisay dalkaasi, iyada oo ka sokow muslimiinta dalkaasi ay saamayn ku yeelan karto Dalxiisayaasha sannad kasta booqda dalkaasi ee ka soo jeeda dunida islaaamka.

Sidoo kale dalkaasi ayaa Waxaa taga sanad kasta kumanaan Muslimiin ah, waxaana uu yahay dalalka sida aadka ah ay dalxiisayaasha u tagaan.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online

Office Nairobi Kenya