Ciyaarta kama dambeysta ee koobka Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya

7-da Marso 2021

Waxaa maanta lagu wadaa in lasoo gabagabeeyo ciyaaraha gobollada iyo maamul magaalooyinka deegaanka Soomaalida ee Itoobiya xilli Jigjiga ay ka dhaceyso ciyaarta kama dambeysta ee koobkaas.

Ciyaarta waxay dhexmari doontaa kooxaha kala ah Gobolka Jarar iyo maamulka magaalada Jigjiga.

Waxaana hadda socotaa qabanqaabada xitiraanka ciyaaraha iyadoo si weyn loo sugayo cidda qaadi doonto koobka.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online

Office Nairobi Kenya