Booliiska Magaalada Bristol ee dalka Britain oo la weeraray

Muqdisho, 22da Maarso, 2021Dibadbaxayaal ayaa weerar ku qaaday booliiska ka dib marki kumannaan qof ay isu soo baxeen magaalada Bristol taasi “oo ay booliiska horey uga digeen ” in laga soo qeyb galo.

Qaar ka mid ah askarta ayaa waxaa soo gaartay waxyeelo oo waxaa qaarkood qybo ka mid ah lafaha , halka sidoo kale dad careysan ay gubeen gawaari ay booliiska leeyihiin bartamaha magaalada Bristol.

Dibadbaxayaasha ayaa isu soo baxay iyaga oo iska dhagatiray talooyiinkii ahaa in aysan magaalada mudaaharaad ka sameyn.

Waxay dibadbaxayasha ka soo horjeedaan hindisa sharciyeedka booliiska iyo dambiya.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________