Maxkamada gobolka Banaadir oo dacwad kusoo oogtay Dad isugu jira Soomaaliya iyo Ajaanib

Muqdisho, April 15 2021–Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa looga yeeray lix eedeysane oo isugu jira Soomaali iyo ajaanib kuwaasi oo loo heysto in ay faafiyeen warar ammniga qaranka lid ku ah iyo sameynta basaasid siyaasadeed.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________