Qaadashada talaalka COVID -19 oo ka socota magaalada Muqdisho iyo meelo badan oo ka mid ah gobolada dalka.

April 20-2021

Qaadashada talaalka COVID -19 ayaa ka socota magaalada Muqdisho iyo meelo badan oo ka mid ah gobolada dalka.

\waxaana qaadashadiisa mudnaanta koowaad la siiyay dadka loo bixiyay safka hore. Sida dadka da.da ah taqaadiirta iyo hooyooyinka

Sidoo kale Dadkan waxaa ka mid ah kuwa qaba xanuunada qofka u nugleyn kara sida kaadi macaanka iyo dhiig kartaka, dadka da’da ah iyo shaqaalaha caafimaadka.

OFFice Nairobi Kenya