Midowga Yurub oo sheegay in la la Xisaabtami doono saraakiisha Hogaaminaysa dagaalada muqdisho

April 25, 2021

Ergayga Midowga Yurub: Aad ayaan uga walaacsanahay xalaadda Muqdisho

Ergayga gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa sheegay inuu ”Aad uga walaacsan yahay xaaladda Muqdisho”

“Danta guud waxay ku jirtaa in wax la iskula hara, hay’adaha dowliga ahna la wada ilaashado, wadaxaajoodna la galaa”.

Wuxuu sheegay in lala xisaabtami doono kuwa masuulka ka ah rabshadaha

Office Nairobi Kenya