Warbaahinta Qaranka oo Markii ugu horaysay lagu qoray Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo soo dhaweeyay in Rooble lagu wareejiyo

.

May 1-2021

 

Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa soo dhaweeyay in ra’iisal wasaaraha XFS lagu wareejiyo daadijinta Doorashada iyo Amniga.

Waxaa uu u rajeeyay in Ra”iisal wasaaraha uu xaliyo khaliifaadka, mideynta ciidamada, soo celinta kalsoonida saamileyda siyaasadda iyo qabashada doorasho wadar-ogol ah.

Musharax madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa balanqaaday in Ra’iisal wasaaraha XFS u garab ku siin doono qabsoomida howlahaas culus.

Hoos ka daawo Fur

https://www.radiomuqdisho.net/musharax-cc-shakuur-oo-soo-dhaweeyey-masuuliyadii-maanta-lagu-wareejiyey-r-wasaare-rooble/

Office Nairobi Kenya