Dagaal u dhaxeeya Alshabaab iyo dadka deeganka oo ka dhacay Deegaanka teedaan ee Gobalka Hiiraan

.

May 6, 2021

Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Dagaal u dhaxeeya Alshabaab iyo dadka deeganka uu ka dhacay Deegaanka teedaan ee Gobalka Hiiraan.


dagaalka ka dib Alshabaab ayaa la wareegay gacan ku heynta deegaanka teedan iyagoo shacabka halkaasi dagan u jeediyay khudbado.


sidoo kale Ciidamo ka tirsan dowlada soomaalia oo gurmad uga soo amba baxay Degmada maxaas ee Gobalka Hiiraan ayaa waxaa la rogmaday gaarigii ay la socdeen,waxaan shilkaasi ka dhashay dhaawaca sagaal askari iyo dhimashada mid kale.

Office Nairobi Kenya