Waare ” 35 milyan dollar oo HirShabelle lahayd waxaa Xayiray Wasaaradaha Maaliyadda, Qorsheynta iyo Beeraha.

May 10 2021

Madaxweynihii hore ee Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa nasiib darro ku tilmaamay in ka badan 35 milyan dollar oo Talyaaniga, Sweden, Midowga Yurub iyo Bangiga Adduunka ugu deeqeen fataahadaha Wabiga Shabelle ay xayireen Wasaaradaha Maaliyadda, Qorsheynta iyo Beeraha.

Office Nairobi Kenya