Shacabka Falastii oo u mahadceliyay ciyaartooy calanka Falastiin ka dhex lulay garoon kubadda cagta

May 16 2021

Madaxa xafiiska diblomaasiyadda Falastiin ee London ayaa warqad mahad celin ah u qoray labo ciyaaryahan oo calanka Filistiin ka dhex lulay garoon kubadda cagta ag iyagoo u dabaal degayay guushii FA cub-ka ay ka gaareen kooxda Leicester ee ka dhisan Ingiriiska.

Husam Zomlot ayaa sheegay in taageerada ay muujiyeen Wesley Fofana iyo Hamza Choudhury ay ahayd mid aad loogaga diirasady dhulka Falastiin oo dhan.

Xaley London waxaa ka dhacday ciyaar xiiso leh oo lagu soo gabagabeynayay koobka FA cup, Ciyaarta waxaa ku badiyey 1-0 Liecester oo markii ugu horeysay qaaday koobka FA-ga.

Office Nairobi Kenya