Maxkamadda Galgaduud oo amartay in la soo xiro Rag lagu eedeeyey in ay ka danbeeyeen Dil

May 17 2021

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in Maxkamadda gobolka Galgaduud ee Dowlad goboleed Galmudug ay  soo saartay amar lagu soo qabanayo Rag lagu eedeeyey in ay in isku day dil iyo dhaawac u geysteen nin oday ah.

 Falkan ayaa la sheregay in uu ka dhacay saacadihii la soo dhaafay  deegaano hoostaga degmada Dhuusamareeb ee  Xarunta Dowlad Goboleedka galmudug.

Office Nairobi Kenya