Taliye Gen. Xijaar oo la kulmay Madaxa Amisom iyo Wakiilka Gaarka midowga Afrika kalana hadlay.

May 23 2021

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Gen. Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa la kulmay Madaxa Amisom iyo Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha midowga Afrika Ambassador Francisco Madeira oo ay wehliyaan  saraakiisha sarsare ee howlgalka Amisom.

Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Gen. Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa masuuliyiinta uu la kulmay kala hadlay Arrimaha Doorashooyinka iyo sida amniga doorashooyinka loo sugi lahaa.

Sidoo kale saraakiishii kulanka ka Qeyb qaadatay ayaa isla meel dhigay xaalada amni ee Arrimaha Doorashooyinka iyo sida amniga doorashooyinka loo sugi lahaa.


Office Nairobi Kenya