Dugsiyada waxbarashada ee gobolka Ontario ee dalka Canada oo dib loogu laabtay

May 30 2021

Dugsiyada waxbarashada ee gobolka Ontario ee dalka Canada ayaa xiran muddo laba bil ah, iyadoo ardaydu ay muddadaas waxbarshada ku qaadanayeen qaab Online ah, hase yeeshe saraakiisha caafimaadka ayaa xilligan soo jeedinaya in Iskuullada dib loogu laabto.

Waalidiinta qaar ayaa ka walaacsan bad-qabka carruurtooda haddii ay soo jeedinta ku laabashada Iskuullada ay dhaqangasho.

Sidoo kale Xanuunka Covid 19 ayaa la sheegay in waalidka iyo dadka Gobolkaasi dagan ay aad uga wal walsan yihiin taasi oo keentay in shaki laga muujiyo ku laabashada goobaha wax barashada.

Office Nairobi Kenya