Xisbiyada mucaaradka Soomaaliland ee UCID iyo WADANI oo ku dhawaaqay isbahaysi cusub

June 6 2021

Magaalada Hargeysa ayaa maanta waxaa kulan ku qaatay madaxda Xisbiyada mucaaradka ee Soomaliland ee WADANI iyo UCID, itagoona ku dhawaaqay Isbhayesi siyaasadeed oo ay ku mideysan yihiin, kaasi oo looga soo horjeedo madaxweyne Muuse Biixi.

Hoggaanka labada xisbi ayaa magacaabay guddi ka kooban 10 Xubnood, kuwaasi oo ah Guddiga Isbaheysiga Xisbiyada mucaaradka ee hoggaaminta Golaha Wakiilada iyo Golayaasha degaanka.

Office Nairobi Kenya