Ku dhawaad 30 qof oo ku dhimatay laba tareen oo isku dhacay Pakistaan.

June 7 2021

In ka badan 30 qof ayaa ku dhimatay laba tareen oo isku dhacay  koofurta dalka Pakistaan.

Warbaahinta dalkaas ayaa sidoo kale sheegtay in dad kor u dhaafaya 64 ay ku dhaawacmeen shilka, iyadoo laga yaabo in tiradu intaas kasii badato saacadaha soo socda.

Wararku waxey intaas ku darayaan in ay wali jiraan dad ku hoos  jira tareenada isku dhacay

Office Nairobi Kenya