Wadada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar oo maanta laamigii lagu bilaabay

Waxaa maanta bilaabmay Dhismaha wadad Isku xirta Muqdisho iyo jowhar taas oo ay dhiseeso dowlada qadar.
Waa wadadii labaad oo isku xirta laba gobal oo sanad gudihiis dib u dhis lagu sameeyo waxaan horrey loo dhisay wada isku xirta muqdisho iyo afoogey.

Madaxweyne farmaajo ayaa intii uu hogaanka qabtay wax uu dib u dhis ku sameeyey kaabayaasha Dalka.

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________