Iran oo goor dhow ka bilaabatay tirinta codbixintii ay shalay dhiibteen shacabka wadankaasi

June 19 2021

Wadanka Iran waxaa goor dhow ka bilaabatay tirinta codbixintii ay shalay dhiibteen shacabka wadankaasi inkastoo meelaha qaar lasoo sheegayo waqti dheraad ah in lagu daray.


ilaa 59M oo qof ayaa u baxay shalay oo Jimco ahayd inay codkoodi ka dhiibtaan doorashada madaxtinimo oo afar musharax ay u taagan yihiin.


Madaxweynihii hore ee dalka Iran Axmed Najaad aya diiday inuu codkiisa dhiibto isagoo dhaliil ka qaba doorashada qaabka ay uga dhacayso wadankaasi.

Office Nairobi Kenya