Sacuudiga oo qorsheynaya in xajkan ku qeybiyaan biyaha Samsamka mishin Casri ah xanuunka Covid-19

 June 19 2021

Sacuudiga ayaa qorsheynaya in xajkan ay mashiinno casri ah xujeyda u qeybiyaan biyaha barakeysan ee Samsamka, si looga hortago faafitaanka xanuunka safmarka ah Covid-19.

Mashiinnadan ayaa biyaha ka soo qaadayaa ceelka Samsam oo ku yaalla Makka, si looga fogaado is dhexgalka shaqaalaha iyo xujeyda.

Sacuudiga ayaa sheegay in ilaa 60,000 oo dadka deegaanka ah lagana tallaalay Covid ay sanadkan gudna doonaan xajka, balse Mulsimiinta dibadda ayaan sanadkii labaad gudan doonin Xajka.

Office Nairobi Kenya