Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Safiirka UK oo markii labaad kulmay mudo bil ah

 June 20 2021

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Foster.

Labada dhinac ayaa ka-wada-hadlay  xiriirka UK iyo Soomaaliya iyo sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dal.

Sidoo kale waxaa ay ka wada hadleen sida ay socdaan howlaha diyaar garowga doorashada dalka.

Danjiraha UK ee Soomaaliya ayaa Ra’iisul wasaare Rooble ku boorisay hannaanka uu garwadeenka ka yahay ee doorashada dalka.

Office Nairobi Kenya