Raisal wasaaraha Pakistan oo sheegay inDagaal ka dhaco Afghanistan marka ciidamada caalamiga ka baxaan

.

Isniin June 21 2021

Raisal wasaaraha Pakistan Cimraan Khan ayaa sheegay in welwelka
ugu weyn ee ay xilligaan xukuumadiisu qabto uu yahay in dagaal sokeeye uu ka dhaco dalka ay dariska yihiin ee Afghanistan marka ciidamada caalamiga ah ka baxaan bisha September ee sanadkaan.


R/wasaare Khan waxaa uu sheegay inuu usoo jeedinayo Maraykanka inay
xal siyaasadeed u keenaan dalka Afghanistan ka hor inta uusan ciidamadiisakala bixin sanadkan.


sidoo kale Dagaalamayaasha ururka Taliban ayaa hadda qabsaday inta badan gobolada
Afghanistan waxaana ay kusii durkayaan dhanka caasimadda.

 

Office Nairobi Kenya