Macalimiinta dalka Zimbabwe oo ku hanjabaya inay shaqo joojin sameenayaan

Isniin: June 28 2021

Macalimiinta wax ka dhiga iskuulada dalka Zimbabwe ayaa ku hanjabaya inay shaqo joojin sameenayaan

Waxay dalbadeen in loo kordhiyo mushaaraadka iyo qaabka ay xukuumada ula tacaamulayso xakamenta Covid-19 oo iskuulada qaar aan la geeyn aaladaha looga digtoonaado khatarta cudurka safmareenka ah.

Sidoo kale Iskuulada ayaa la qorsheenayaa in dib loo furo dabayada todobaadyada soo socda.

Office Nairobi Kenya