Meeshiyaadka Tigree oo gudaha u galay Mekelle oo horay looga saaray bilo ka hor.

Isniin: June 28 2021

Waxaa jira warar aan la xaqiijinin oo sheegaya in ciidammada fallaagda Tigray ay gudaha u galeen caasimadda gobolkasi ee Mekelle.

ilo wareedyo ku sugan magaalada ayaa sheegay in markii ugu horreysay dagaalyahanada Tigray lagu arkayo magaalada tan iyo bishii Nofeember ee sanadkii hore.

Dad ku sugan gudaha magaalada ayaa BBC-da u sheegay in dad ku faraxsan ka bixitaanka ciidammada federalkaay magaalada ku dhex debbaaldagayaan.

Office Nairobi Kenya