Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiga dib u heshiisiinta Gedo oo ka kooban afar xubnood oo heer Wasiir ka socda afarta Dowlad Goboleed ee Puntland, Galmudug, Hirshabelle iyo Koofur Galbeed, kuwaasoo safar ku tagaya Garbahaarey.

