Guddiga doorashooyinka Jubbaland oo ku dhawaaqay in ay doorashada ku qaban doonaan waqtigii loogu talagalay

Jimco: July 16 2021

Guddiga doorashooyinka dadban ee Jubbaland ayaa ku dhawaaqay in ay doorashada ku qaban doonaan waqtigii loogu talagalay, iyagoo tixraacaya heshiisyadii doorashada.

Guddiga oo maanta qabtay war-saxaafadeed ayaa soo saaray qodobo dhowr ah oo la xiriira doorashooyinka labada aqal ee heer Jubaland.

Ugu dambeyna guddiga ayaa sheegay in ay sida ugu dhaqsiyaha badan u soo saari doonaan jadwalka fulinta doorashada Aqalka Sare oo faahfaahsan.

Office Nairobi Kenya