Skip to content

Qaranimo Online

  • Home

Ramli Cali oo u cayaaraysay Somaliya oo looga adkaaday tartanka feerka

 QOL Contributor  July 26, 2021  Posted in WARARKA MAANTA
Share: XFacebookPinterestLinkedin

Isniin: July 26 2021

Ramli Cali oo Soomaaliya ku mataleysay tartanka ciyaaraha feerka ee ka socday magaalada Tokyo ee dalka Japan ayaa looga adkaaday tartanka.

Maria Claudia Nechita oo ka socotay dalka Romania ayaa uga guuleystay feerkan xilli ay dhexmartay ciyaar adag.

Office Nairobi Kenya

Author: QOL Contributor

Post navigation

Rabshado ka socda Tunisia kadib go’aankii xaley madaxweynaha joojiyay shaqada baarlamaanka →
← Wasiiru Dowlah-a Madaxtooyada oo xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Jamhuuriyadda Talyaaniga
  • Home

Copyright © 2026 Qaranimo Online

Design by ThemesDNA.com