Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo la kulmay safiirka dalka Ingiriiska u fadhisa Soomaaliya Kate Foster.

Arbaco: August 11, 2021

Hogaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa la kulmay safiirka dalka Ingiriiska u fadhisa Soomaaliya Kate Foster.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur, Hogaamiyaha xisbiga Wadajir iyo safiirka dalka Ingiriiska u fadhisa Soomaaliya ayaa aragti isdhaafsi ka yeeshay xaaladaha siyaasadda iyo doorashooyinka dalka.

Sidoo kale waxay kawada hadleen xoojinta xiriirka labada dal, Dowladda Ingiriiska ayaa kamid ah dowladaha sida weyn u caawiya Soomaaliya .

Office Nairobi Kenya