Basadiir oo soo salaamay Soomaalida taageerada u ah sheegayna in uu Xamar tagayo

Khamiis August 12, 2021

 Ibraahim Mustafa waa majaajileyste u dhashay Tanzania isla markaana ay si weyn u taqaano Soomaalida isticmaasha baraha bulshada.

Waxa uu caan ku yahay magaca Basadiir. Muuqalada uu Tanzania ku sameeyo waxaa sii tarjuma oo Soomaalida u soo bandhiga nin dhalinyaro ah oo lagu magacaabo Farxaan Diraac. Waa sababta ay Soomaali badan u barteen Ibraahim.

Saaka waxaa idiin haynaa waraysi aan la yeelanay basadiirka Tanzania, waxa uu luuqada Sawaaxiliga ugu warramay Kowsar Maxamed Cabdullahi.

Office Nairobi kenya