Qarax goor dhawayd ka dhacay Deegaanka Ceelgaal


khamiis: August 12, 2021

Wararka ka imaanayo Deegaanka Ceelgaal oo qiyaastii 13kmt dhinaca waqooyi ugu beegan Magaalada Baladweyne ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay goor dhawayd qarax.

Wararka ayaa sheegaya in Qaraxaan uu ahaa Miinada dhulka mlagu aaso, waxaana ka soo baxaya warar kala Duwan.

Sidoo kale Warar hoerdhac ah ayaa sheegaya in 3 ruux ay ku dhawacantay 1 qof oo kalena waa ku dhintay kadib markii qaraxa miino uu ay la kacay Gaari siday qaad

Office Nairobi kenya