Ciidamada Australia oo ka daadguraynaya Muwaadiniintooda dalka Afghanistan

Sabti: August 14, 2021 

Ciidammadii Australia ee dadka daadguraynayay ayaa waxa  la filaya inay gaaran Afghanistan saacadaha soo socda, si ay halkaas uga soo saaraan diblumaasiyiinta iyo dadka dalkaasi u dhashay.

Wararka ayaa sheegaya in ay awood u leeyhin hal maalin ay soo daad gureyan kumanaan dad ah. Waxaa sidaasi sheegtay warbaahinta dowladda ee ABC.

Sidoo kale waxay soo qaadi doonan shaqaalaha Afghanistan ee ciidammada la shaqeynayay sida turjubaanada iyo kuwa adegyada caadiga ah qabanayay.

.

Office Nairobi Kenya