Yurub oo loogu baaqay inay soo dhaweeyaan qaxootiga Afghanistan


Arbaco: August 18, 2021

Kadib qabsashadii kooxda Taalibaan ee dalka Afghanistan, ayaa waxa soo ifbaxayay in dalalka qaarkood loogu baaqayo inay soo dhaweeyaan qaxootiga magangalya doonka ah ee dalkaasi ka soo baxsanaya.

Waxa jiray in qaxooti fara badan oo dalalka Galbeedka qaarkood gaaray oo loo diidey sharcigii deganaashiyaha dalalkaasi, kuwaas oo sugayay in waddankooda dib loogu celiyo, haseyeeshe, dowladaha qaar ayaa arrintaasi joojiyay.

Sidoo kale Dalka Switzerland ayaa ka mid ah meelaha dadkaasi ay ku dhaqan yihiin.

Office Nairobi Kenya