Wasiirkii waxbarashada Puntland oo goordhaweyd Covid-19 ugu geeriyooday Mareykanka.

Sabti: August 21, 2021

Wasiirkii hore ee waxbarashada Puntland Prof. Abshir Aw Yuusuf Ciise ayaa goordhaweyd ku geeriyooday dalka Mareykanka.

Abshir Aw Yuusuf Ciise ayaa la sheegay in uu u geeriyooday Covid-19 oo maalmihii la soo dhaafay uu la xanuunsanayay.

Abshir Aw Yuusuf Ciise ayaa wasiirka waxbarashada Puntland ahaa intii u dhaxaysay 2015-2018.

.

Office Nairobi Kenya