Booliska oo si degdeg ah ula cararay Ra’iisul wasaaraha Canada Justin Trudeau

 


Sabti: August 28, 2021

Justin Trudeau ayaa lagu qasbay inuu baajiyo isu soo bax doorasho kadib markii dadweyne cadheysan oo mudaaharaadayay ay weerar gaadmo ah ku soo qaadeen. Ra’iisul wasaaraha Canada ayaa lagu waday inuu khudbad u jeediyo taageerayaashiisa Bolton, Ontario,

laakiin xafladda ayaa loo joojiyay arrimo amni awgeed. Tobanaan ka mid ah dibadbaxayaasha ayaa isugu soo baxay Fagaarayaasha waxayna ku qeylinayeen waxyaalo anshax xumo ah ka hor inta uusan Mr Trudeau hadlin.

BBC

Office Nairobi Kenya