Dad caraysan oo gubay xafiiska ICRC ee Magaalada Baardheere


Sabti: August 28, 2021

Warrarka laga helayo degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in dad carayan ay dab qabadsiiyeen laan kamid ah laamaha hay’adda bisha Cas ku leedahay magaalada Baardheere.

Dabka ayaa baabi’iyay dhamaan qaybaha ay xaruntu ka koobnayd oo ay ku jirto qaybtii kaydka daawada.

Office Nairobi Kenya