Gudoomiyaha Degmadda Matabaan oo Magacaabay 4 kamid ah Agaasimayaasha Maamulka

Talaado: August 31, 2021

Gudoomiyaha Degmadda Matabaan ee Gobolka Hiiraan Mudane Maxamed Shiikh Maxamuud (Dhobooy) ayaa Magacaabay 4 kamid ah Agaasimayaasha Maamulka Degmadda Matabaan ee Gobolka Hiiraan (Hirshabelle)

Magacyadda Agaasimayaasha iyo Xilalkooda.
Liibaan Cali Axmed Kulane: Agaasimaha Waaxda Qorsheynta
Cabdullahi Cumar Xaashi (Indhobiriq):Agaasimaha Waaxda Maaliyadda.

Ifraax Cabdullahi Cabdulle Rage: Agaasimaha waaxda Xiriirka Hey’addaha Samafalka.
Axmed Cismaan Dhoore (Indhotaag): Agaasimaha Waaxda Gaadiidka.

Gudoomiye Dhobooy ayaa sheegay in Agaasimyaasha dhiman uu dib kasoo magacaabayo, waxa uuna kula dardaarmay Masuuliyiinta la magacaabay in howshooda ay si huffan u gutaan.

Office Nairobi Kenya