Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug oo gaaray Dhuusamareeb.

Isniin: September 6, 2021

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug  Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa galabta dib ugu  laabtay  Caasimadda Maamulkaasi Galmudug ee Dhuusamareeb.

Qoor Qoor ayaa mudooyinkii la soo dhaafay waxa uu  safar shaqo ku joogay  Muqdishu ku joogay.Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur kusoo dhaweeyey Madaxweyne Ku xigeenka Dowladda Galmudug mudane Cali Daahir Ciid, Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug Dr.  Maxamed Nuur Gacal, xubno ka tirsan labada gole, maamulka caasimadda iyo masuuliyiin kale.

Sidoo kale Qooq Qoor ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda uu dhameestiro Xubnihii aqalka Sare ee u dhimanaay Galmudug

Office Nairobi Kenya