Suurtagal ma tahay in Ra’iisul wasaare Rooble Bashiir Goobe geeyo xarunta NISA?

Muqdisho | September 08, 2021:-Ra’iisul wasaaraha Xukumadda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa qorshaynaya in uu taliska NISA geeyo agaasimaha KMG ah ee uu magacaabay Generaal Bashiir Gooble iyada oo uu xilka taliska NISA uu la wareegay wareegay Agaasimaha uu magacaabay madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Gaashaanle Yaasiin Faray.

Rooble ayaa wada dadaalo uu ku doonayo in uu xarunta Habar Khadiijo ku geeyo xarunta NISA

Dhanka kale Qoraal lagu daabay bogga Twetter-ka ee NISA ayaa lagu sheegay in uu xilka taliska NISA uu la wareegay Gaashaanle Faray uu xalay magacaabay madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________