Villa Somaliya oo diiday Xilka Cusub ee loo magacaabay Wasiirka Amniga Cabdullaahi Maxamed Nuur

Arbaco: September 8, 2021

Waxaa goor dhawayd Villa Somaliya ka soo baxay fariin ku aadan Farmaajo oo lagu diidan yahay Wasiirka Cusub ee Amniga Gudaha Cabdullaahi Maxamed Nuur.

Villa Somaliya ayaa sharci daro ku tilmaantay magacaabista Wasiirka Cusub ee Amnigga.

Wasiirka Xilka laga qaaday Xundubey ayaa kamid ahaa Saddex Wasiir oo jeebka Farmaajo ku jiray. taasoo sababtay soo saarista warqadda xanaaqa ah ee Farmaajo.

Office Nairobi Kenya